Awaamiir laga soo saaray Jeexida Laamiyada iyo Marshabiyoodyada kuyaalla Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray awaamiir cusub oo lagu joojinayo jeexida laamiyada iyo marshibiyeedyada gobolka Banaadir. Wareegto uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ayuu ku joojiyay in la jeexo oo tubooyin la marsiiyo laamiyada caasimadda, iyo Marshabiyoodyada, waxa uu sidoo kale joojiyay in bulaacado … Continue reading Awaamiir laga soo saaray Jeexida Laamiyada iyo Marshabiyoodyada kuyaalla Muqdisho